Ku saabsan caafimaadka dumarka, nolosha qoyska iyo barbaarinta carruurta

Hadafka Abelo waa in ay bixiso warbixin ku saabsan caafimaadka, carruurta iyo qoyska ee dadka ka soo jeeda dhaqan aan ahayn midka norwiijiga

somali Abelos mål er å gi informasjon om helse, barn og familie til personer med annen kulturell bakgrunn enn norsk. Klikk her for å gå til den norske utgaven av nettsiden.
english Our objective is to reach out to persons from ethnic and cultural minorities who want more information on topics related to pregnancy, birth control, birth and female circumcision. Click here for the english version of the website.
somali Hadafka Abelo waa in ay bixiso warbixin ku saabsan caafimaadka, carruurta iyo qoyska ee dadka ka soo jeeda dhaqan aan ahayn midka norwiijiga. Halkan riix version ee somali ah ee website-ka.
somali ዕላማ ኣቤሎ፡ ካብ ናይ ኖርወይ ዝተፈልየ ባህላዊ ድሕረ ባይታ ንዘለዎም ሰባት ብዛዕባ ጥዕና፡ቈልዑን ስድራቤትን ሓበሬታ ምሃብ’ዩ። Click here for the tigrinya version of the website.
somali ABELO’nun amacı, Norveç kökenli olmayan kişilere sağlık, çocuk ve aile konusunda bilgi vermektir. Click here for the Türkçe version of the website.
somali کا مقصد ان لوگوں کو صحت ، بچوں اور خاندان کے بارے میں معلومات مہیا کرنا ہے جو نارویجن کے علاوہ کسی اور ثقافت سے ABELO تعلق رکھتے ہیں۔ اس ویب سائٹ کو اردو میں دیکھنے کے لئے کلک کریں۔. Click here for the Urdu version of the website.
english عن صحة المرأة، الحياة العائلية وتربية الاطفال هدف آبيلو هو اعطاء المعلومات عن الصحة والاطفال والعائلة للاشخاص ذوي خلفية ثقافية اجتماعية اخرى غير النرويجية Click here for the arabic version of the website.
Om Abelo

Ku saabsan Abelo

ABELO waa hey’ad bixisa warbixin ku saabsan caafimaadka, carruurta iyo qoyska. Kooxda guud ee warbixinta la gaarsiinayo waa dadka soogalootiga ah.
Familie og barn

Qoyska iyo carruurta

In lammaane la helo oo carruur la dhalo waa arrin lagu farxo, laakiin mararka qoorkoodna dhib ayaa taas lagala kulmi karaa. Caawin ayaa la heli karaa. Halkan ayaad ka helaysaa warbixin intan ka sii badan.
Kvinners helse

Caafimaadka dumarka

Boggaan waxaa tooshka lagu qabanayaa caaafimaadka dumarka. Waxaad halkan ka heli kartaa warbixin badan oo ku saabsan ka hortagga uurka, uurka, dhalmada iyo gudniinka dumarka.
Aktiviteter/integrering

Firfircooni/is-dhexgal

Qaybtaan waxaan ku soo bandhigi doonnaa warbixin ku saabsan koorsooyin, qabanqaabooyin iyo firfircooniyo kala duwan.
La soco!
Kvinner,helse,familie

Nettstedet

Taageer ABELO!

Abelo waxay heshay webysaayd cusub!

Abeelo waxay heshay websaayd cusub oo qaab casri ah wax uga akharisan karto. Waxaa loo diyaariyay qaab sahlan aad ku fahmi karto wax walbo aad u baahato inaad akhriso, aragti iyo is waafaqsanaan oo halbeegyo kala duwan leh. Waxaa lagu diyaarinaya luuqado kala duwan inta lagu guda jiro bisha julaay iyo sibteember.

ABELO waxaa laga helaya barta Facebook

Waxaa farxad u ah ABELO in ay wax ka sharaxdo websaaydka cusub! ABELO waxaa laga heli doona Facebook xiliga dayrta ah. Si toos ah noogala soco!

Facebook

facebook

Filimaanta Abeelo.

Hoos waxaad ka arki karta filimaanta la doortay in la fiirsado. Filimaanta waybsaaydka ku jira waxay iskugu jiraan kana hadlayaan mowduucyokala duwan.

Da’ yarta gudan – ka hortaga gudniinka dumarka

Dadka ay wadashaqayntu naga dhexayso

| Fellesorganisasjonen | Kristiansand kommune | Integrerings- og mangfoldsdirektoratet | Vest Agder Fylkeskommune |